Faaidada Harakooga:-
Harakooga waxaa sidoo kale loo yaqaan, white bean (digirta cad) amaba Navy bean. Somalida qaarkoodna waxay u yaqaanaan (Dahabiga). Magacee ayaa looga yaqaanaa deegaankaaga? Harikooga waxaa lagu tiriyaa cunto faa'idada badan xambaarsan isla markaana la awoodi karo. Dahabiga waxaa laga helaa maaddooyin muhiim u ah jidhkeena sida borotiin, bir (iron),