Ololaha Nadaafada ee Khamiis Bil u danbaysa’
waxaana saaka olole Nadaafadeed oo balaadhan ku qaadanay Xabaalaha malawle oo si baaxad leh uga nadiifinay qashinkii yaalay.
“Muwaadin aynu ka wado qayib qaadano Nadaafda Deegankeena.



Harakooga waxaa sidoo kale loo yaqaan, white bean (digirta cad) amaba Navy bean. Somalida qaarkoodna waxay u yaqaanaan (Dahabiga). Magacee

1️⃣ Nadaafadda deegaankaMarka qashin lagu tuuro waddooyinka, deegaanka wuu wasakhoobayaa, ur xun ayaa dhasha, muuqaalka magaalada wuu xumaadaa. 2️⃣ Caafimaadka