KEEPS

Day: October 18, 2025

Some Of Our Latest

News Updates

Harakooga waxaa sidoo kale loo yaqaan, white bean (digirta cad) amaba Navy bean. Somalida qaarkoodna waxay u yaqaanaan (Dahabiga). Magacee ayaa looga yaqaanaa deegaankaaga? Harikooga waxaa lagu tiriyaa cunto faa’idada badan xambaarsan isla markaana la awoodi karo. Dahabiga waxaa laga helaa maaddooyin muhiim u ah jidhkeena sida borotiin, bir (iron), fiitamiinnada B1 iyo B6, folate, […]

1️⃣ Nadaafadda deegaankaMarka qashin lagu tuuro waddooyinka, deegaanka wuu wasakhoobayaa, ur xun ayaa dhasha, muuqaalka magaalada wuu xumaadaa. 2️⃣ Caafimaadka bulshadaQashinka furan wuxuu soo jiitaa cayayaan, jiirro iyo jeermis keeni kara cudurro halis ah sida shuban-biyood, duumo, iwm. 3️⃣ Biyaha roobka oo xirmayaQashinka waddooyinka yaalla wuxuu xiraa dhuumaha biyo-mareenka taasoo sababi karta daadad iyo burbur […]

Qalabka baabuurta • Oolyada baraf-noqoshada ka hortagta • Saliida bareegga iyo dab-gudbinta gaariga • Shidaalka iyo saliidda • Batariyada aashitada iyo rasaasta leh Alaabooyinka guryaha, barxadaha, iyo beerta • Batariyada • Alaabta wax nadiifinta • Dhuumo-nadiifiyaha • Guluubyada nalalka fluorescent-ka • Rinjiga, oolyada alwaaxda, iyo khafiifiyaasha • Sunta cayayaanka • Heerkul-maareeyaasha iyo heerkulbeegyada leh meerkuriga […]

 Nadaafadda deegaankaMarka qashin lagu tuuro waddooyinka, deegaanka wuu wasakhoobayaa, ur xun ayaa dhasha, muuqaalka magaalada wuu xumaadaa.  Caafimaadka bulshadaQashinka furan wuxuu soo jiitaa cayayaan, jiirro iyo jeermis keeni kara cudurro halis ah sida shuban-biyood, duumo, iwm.  Biyaha roobka oo xirmayaQashinka waddooyinka yaalla wuxuu xiraa dhuumaha biyo-mareenka taasoo sababi karta daadad iyo burbur hantiyadeed.  Bilicda magaalooyinkaBulsho […]

Dhulkeenna Soomaaliya wuxuu inta badan la daalaa dhacaa biyo yari iyo abaarro soo noqnoqda. Hase yeeshee, xilliyada roobka waxaan helnaa biyo fara badan oo inta badan iska qulqula oo badda ku dhammaada iyadoon wax faa’iido ah laga helin. Mid ka mid ah xalka ugu wanaagsan ee biyahaas lagu keydin karo waa dhismaha biyo-xireennada dhulka laga […]

Magaalooyinkeena iyo deegaanadeenu waxay la kulmayaan caqabad sii kordheysa oo la xiriirta qashinka. Qashinka oo aan si habboon loo maareynin wuxuu khatar weyn ku yahay caafimaadka dadweynaha iyo badqabka deegaankeenna. Waa mas’uuliyad ina wada saaran inaan fahamno dhibaatada oo aan si wadajir ah wax uga qabanno. Khatarta Caafimaad ee Qashinka Marka qashinka lagu daadiyo meelaha […]

Dhibaatada qashinka ee magaalooyinkeena ma ahan mid aan laga gudbi karin. Haddii aan si wadajir ah uga fikirno oo aan u wada shaqeyno, bulsho ahaan iyo maamul ahaan, waxaan abuuri karnaa deegaan nadiif ah oo nolosha u roon. Waxaa jira tillaabooyin fudud oo wax ku ool ah oo aan qaadi karno si aan u xallino […]

Ololaha Nadaafada ee Khamiis Bil u danbaysa’ ee Maayirka caasimada Hargeysa Mudane Cabdikariin Axmed Mooge u asteeyey khamiis bil u danbaysa ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-3-2024 waxa shirkadda Adeeg Bixinta Nadaafada ee (Keeps Waste Managment) iyo Shaqaalaheedu kaalin mug leh ka qaateen ololaha Nadafada ee maanta khamiis bil danbaysa. waxaana saaka olole Nadaafadeed […]

Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-4-2024 olole Nadiifin ah ka galnay dhaamka jigjigayar ee Degmada Gacma Dheere Qashinkii daadka soo raacay roobabki dayay maalmahan’kana nadiifinay waxii qashin yaalay Shirkada Keeps ahaan waxa kaloo nagala qayib qaatay Degmada Gamca dheere’oo u hogaaminaayo”Gudoomiyaha Degmada Gacmo dheere”#Maxamed #iiman iyo Gudoomiye Ku Xigeen #Maxamed #Dayib oo kaalin mug […]