KEEPS

Qashinka khatarta leh ee GuryahaIyo Goobaha Qashinka la Geeyo.

Qalabka baabuurta • Oolyada baraf-noqoshada ka hortagta • Saliida bareegga iyo dab-gudbinta gaariga • Shidaalka iyo saliidda • Batariyada aashitada iyo rasaasta leh Alaabooyinka guryaha, barxadaha, iyo beerta • Batariyada • Alaabta wax nadiifinta • Dhuumo-nadiifiyaha • Guluubyada nalalka fluorescent-ka • Rinjiga, oolyada alwaaxda, iyo khafiifiyaasha • Sunta cayayaanka • Heerkul-maareeyaasha iyo heerkulbeegyada leh meerkuriga Alaabooyinka qofka isku daryeela • Carfisada timaha • Ciddiyo rinji ka saaraha • Barafuunnada

Share the Post:

Related Posts

Faaidada Harakooga:-

Harakooga waxaa sidoo kale loo yaqaan, white bean (digirta cad) amaba Navy bean. Somalida qaarkoodna waxay u yaqaanaan (Dahabiga). Magacee

Read More

Join Our Newsletter