Faaidada Harakooga:- Harakooga waxaa sidoo kale loo yaqaan, white bean (digirta cad) amaba Navy bean. Somalida qaarkoodna waxay u yaqaanaan (Dahabiga). Magacee Read More
Muhiimadda uu ay leedahay inaan muwaadinku uusan qashinka dhigin waddooyinka: 1️⃣ Nadaafadda deegaankaMarka qashin lagu tuuro waddooyinka, deegaanka wuu wasakhoobayaa, ur xun ayaa dhasha, muuqaalka magaalada wuu xumaadaa. 2️⃣ Caafimaadka Read More