admin – KEEPS https://demo.keepssom.com Sanitation & Construction Thu, 16 May 2024 08:55:43 +0000 en-US hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.9 Ololaha Nadaafada ee Khamiis Bil u danbaysa’ https://demo.keepssom.com/ololaha-nadaafada-ee-khamiis-bil-u-danbaysa/ https://demo.keepssom.com/ololaha-nadaafada-ee-khamiis-bil-u-danbaysa/#respond Thu, 16 May 2024 08:55:43 +0000 https://keepssom.com/?p=2283
Ololaha Nadaafada ee Khamiis Bil u danbaysa’
ee Maayirka caasimada Hargeysa Mudane Cabdikariin Axmed Mooge u asteeyey khamiis bil u danbaysa ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-3-2024 waxa shirkadda Adeeg Bixinta Nadaafada ee (Keeps Waste Managment) iyo Shaqaalaheedu kaalin mug leh ka qaateen ololaha Nadafada ee maanta khamiis bil danbaysa.
waxaana saaka olole Nadaafadeed oo balaadhan ku qaadanay Xabaalaha malawle oo si baaxad leh uga nadiifinay qashinkii yaalay.
“Muwaadin aynu ka wado qayib qaadano Nadaafda Deegankeena.
]]>
https://demo.keepssom.com/ololaha-nadaafada-ee-khamiis-bil-u-danbaysa/feed/ 0
Nadiifin dhaamka jigjigayar https://demo.keepssom.com/nadiifin-dhaamka-jigjigayar/ https://demo.keepssom.com/nadiifin-dhaamka-jigjigayar/#respond Thu, 16 May 2024 08:53:28 +0000 https://keepssom.com/?p=2278
Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-4-2024 olole Nadiifin ah ka galnay dhaamka jigjigayar ee Degmada Gacma Dheere Qashinkii daadka soo raacay roobabki dayay maalmahan’kana nadiifinay waxii qashin yaalay Shirkada Keeps ahaan waxa kaloo nagala qayib qaatay Degmada Gamca dheere’oo u hogaaminaayo”Gudoomiyaha Degmada Gacmo dheere”#Maxamed #iiman iyo Gudoomiye Ku Xigeen #Maxamed #Dayib oo kaalin mug leh nagala qayib qaatay waxa sido kale nagala qayib qaatay waaxda arimha Bulshada Dowlada hoose hargeisa.
Fadlan Muwaadin Qashinka ha soo raacin Daadka.
]]>
https://demo.keepssom.com/nadiifin-dhaamka-jigjigayar/feed/ 0
Olale Nadiifin iyo dhir goyin https://demo.keepssom.com/olale-nadiifin-iyo-dhir-goyin/ https://demo.keepssom.com/olale-nadiifin-iyo-dhir-goyin/#respond Thu, 16 May 2024 08:51:32 +0000 https://keepssom.com/?p=2275
Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-4-2024 maalin khamiisa’ aanu olale Nadiifin iyo dhir goyin ah ku qaadnay Goob Ku taalay 150ka Garhaan jaamacada Admas qaybteeda dhexe ka so horjeeda Gobtaas oo maheradaha ku yaala caadayisteen inay qashinka iyo saxarda xagooga danbe dhigaan kana dhago adaygeen shirkada keeps”shirkada Keeps oo kaashanaysa Degmada Ibraahim Koodbuur maamulkeeda oo u horeeyo Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka iyo waaxda arimaha Bulshada ee Degmada Ibraahim Koobuur ayaa saaka olale dhir goyin iyo nadiifina ku qaaday goobtas goobtas oo dhirtii garanwaaga ahayd ee ku taalayna laga nadiifiyay qashin waxii yaalayna gabi ahaanba laga qaaday.
Gudoomiye Ku xigeenka Degmada Ibraahim Koodbuur’ iyo Gudoomiyaha Shirkada Keeps ayaa fariin wada jira udiray Dadka Caadayistay inay Goobtan Qashinka Soo dhigaan.
Fadlan Muwaadin Qashinka ha soo Dhigin Goobta la Nadiifiyay’Saarana Gaadhiga ku diyaarka ah maalin walba ee Soo maraaya maherdaad Ku ganacsanyso horteeda.
Muwaadin aynu wada ilaashano Nadaafada iyo Bilicda Magaaladeena Hargeisa.
]]>
https://demo.keepssom.com/olale-nadiifin-iyo-dhir-goyin/feed/ 0